Suxufiyiinta ku dhaqan Magaalada London oo Munaasabad Baroordiiq ah qabtay,
waxaana halkaasi ka hadlay Suxufiyiintii ka soo qayb gashay oo Canbaareeyay Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee lagu laayay Suxufiyiintii ka howl galayay gudaha Muqdisho ee kala ahaa C/sataar Daahir Sabriye,Liibaan Cali Nuur,C/raxmaan Yaasiin iyo Xasan Yuusuf Absuge.
Comments