Skip to playerSkip to main content
  • 7 years ago
Dadaalbuu Calankiinu
Da'daa Maanta Ku Gaadhe
Illaahay Wax Dureeya
Haka Deyro Jabuuti
Deris iyo Walaaliyo
Dalkaygii Labaade
Dunida Ugu Jeclaayeey
Daa'inkeen Hakula Jiro
Jabuutaay

Category

😹
Fun
Comments

Recommended