DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Boqolaal ku dhintay dhul-gariir ka dhacay bartamaha dalka Indoneisa. Maraykanka oo xiraya qunsuliyadda
  • 6 years ago
DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Boqolaal ku dhintay dhul-gariir ka dhacay bartamaha dalka Indoneisa. Maraykanka oo xiraya qunsuliyadda uu ku lahaa Magaalada Basra ee Ciraaq sababo la xiriira khatar uga imanaysa maleeshiyo taageersan dowladda Iran. Haweenka Puntland oo dadaal ugu jira sidii ay qoondadooda uga heli lahaayeen kuraasta baarlamaanka iyo xukuumadda soo socota ee maamulka Puntland, Ciyaarihii iyo qodobbo kale.
Recommended