Skip to playerSkip to main content
  • 7 years ago
3 qof ayaa ku dhintay, 14 kalena way ku dhaawacmeen qarax baabuur oo maanta ka dhacay xarunta degmada Howl-Wadaag ee magaalada Muqdisho. Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay mas'uuliyadda qaraxaas.

Category

😹
Fun
Be the first to comment
Add your comment

Recommended