Qubanaha Maanta, July 8, 2018. Qodobada ku jira waxa ka mid ah, Madaxda Eritrea iyo Ethiopia oo maanta kulan taariikhi ah ku yeeshay Asmara, iyagoo iskudaya ina
  • 6 years ago
Qubanaha Maanta, July 8, 2018. Qodobada ku jira waxa ka mid ah, Madaxda Eritrea iyo Ethiopia oo maanta kulan taariikhi ah ku yeeshay Asmara, iyagoo iskudaya inay soo afjaraan colaadda gaamurtay ee 20 sano ka dhaxeysay; Shaqaalaha gurmadka oo soo bad-baadiyay qaar kamid ah dhalinyarada ku go’doonsan god ku yaalla Thailand; Tirdada arday dhigata dugsiyada Dugsiyada hoose/Dhexe iyo Sare ee Garissa oo hoos u dhacday. Daawo oo la wadaag saaxiibbadaa.
Recommended