Skip to playerSkip to main content
  • 8 years ago
Dawladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay dhul ku yaalla degmada Wadajir ee Deegaanka Jazeera oo Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay dawladda Turkiga uga dhisi doonto xarun tababar oo casri ah.
Comments

Recommended