Ku soo dhawoow kanaalkayaga! Hadii aad rabto in aad si fiican u barato luuqada English-ka, kanaalkan adiga ayaa kuu yaal. Halkan, waxaanu kaa caawin doonaa inaad fahamto mabaadi'da iyo xeerarka naxwaha Ingiriisiga iyo halabuurka. Waa luuqad caalami ah oo wada-hadal ah. Waxaad ku baran kartaa afkaaga hooyo, Soomaaliga. Hadafkayagu waa inaan caddayno fahamkaaga Ingiriisiga.
#Somali language# #English language course in Somali# # Learn English# #Learn English Grammar and Composition# #Learn English in Mother tongue# #Learn English Language# #Af-soomaaliga# #Koorso luqadda Ingiriisiga oo Soomaali ah# #Baro Naxwaha Ingiriisiga iyo Halabuurka# #koorsada barashada ingiriisiga ee Soomaaliga#
Comments