Welcome to our channel, we are here to help you. No matter where you live or what language you speak, if you want to learn English well in Somali then this channel is for you. Here we will help you understand the principles and rules of English grammar. It is an international language of communication. It is hoped that this channel will be helpful in countries where English is used as a second language.
Ku soo dhawoow kanaalkayaga, waxaanu halkan u joognaa inaanu ku caawino. Meel kasta oo aad ku nooshahay ama luqadda aad ku hadasho, haddii aad rabto in aad si fiican ugu barato English-ka Af-Soomaaliga markaa channel kaan adiga ayuu kuu yahay. Halkan waxaan kaa caawin doonaa inaad fahamto mabaadi'da iyo qawaaniinta naxwaha Ingiriisiga.Waa luqad caalami ah oo isgaarsiineed.Waxaa la rajeynayaa in kanaalkan uu ku caawin doono wadamada Ingiriisiga looga isticmaalo luqad labaad.
# INGIRIISKA KU BARO SOMALI# # Sentences and types of sentences # # Jumlada iyo noocyada jumladaha## Learn English ## Learn English Grammar and Composition # Learn English in afkaaga hooyo# Learn English Language# #afkaaga hooyo# #
Comments