Daawo oo hadaadan ku ilmayn cajalkan dib isu xisaabi Qalbigaaga wax badan baa ka khaldan ee!!

  • 8 years ago
Cajaladan oo aan isugu soo min guuriyay muuqaalo badan oo islaami ah, waxa ka mid ah dad aad u waawayn oo Qur’aanka baranaaya oo aqriyaaya, dad muslimay oo shahaadatayn loo laqimaayo, caruur yar yar oo si mucjisa ah Qur’aanka u aqriyaaya, muslimiin mowqifyo adag ku kulmay iyo waxa ka dhex dhacay, runtii cajalkan wuxuu

Xambaarsan yahay muuqaalo aan hubo in ay ka ilmaysiinayaan muslim kasta oo damiir nool leh, kama aan hadalaayo muslim magaciisu uun yahay muslim, bal se aan aqoonba waxa uu aaminsan yahay ee! Waxaan ka hadlayaa waa muslim ku camal fala diintiisa, oo jecel, kaas haday kaga ilmaysiin waydo cajaladanu dib ha isugu noqdo weli wax badan baa ka khaldan qalbigiisa ee, fadlan dhamay daawashada cajalada si aad iila aragtid waxa aan ka hadlaayo.

Recommended